i am HARUN WAQOE, a polyglot software builder, writer & tech mentor. i lead the content
acquisition and
partnerships dep. at Nasiye during the day and write or build stuff during the
night.
أنا هارون واقوي، كاتب ومعلّمُ تكنولوجيا. أتكلّمُ عدّةَ لغات وأحب بناء الأشياء على
الإنترنت، والقراءة وتعلم اللغات. في النهار أعمل مديراً لقسم الاستحواذ على المحتوى والشراكات في Nasiye،
وفي الليل أكتب أو أبني البرمجيات. يمكنك مراسلتي على: hi-@- هذا الموقع.
waxaan ahay HAARUUN WAQOOYI, nin madow oo ookiyaal xerta. Waxaan ku hadlaa ilaa 4
luqadood, waxaana xiiseeyaa aqriska, qorista, sheekooyinka, iyo barashada dadka & luqadaha.
Waxyaabaha aan aaminsanahay waxaa kamid ah in waxa ugu wanaagsan ee uu qofku qabto, cibaadadda Alle
kadib, eey tahay waxa uu yaqaano in uu si bilaash ah kula wadaago dadkiisa.
waxaad igala soo xeriiri kartaa: hi @ website-kaan.